OPEC iyo Ruushka oo hal arrin darteed ku heshiiyey inay yareeyaan wax soo saarka shidaalka

Ururka ay ku bahoobeen shirkadaha shidaalka soo saara ee OPEC iyo xulafada uu hoggaamiyo Ruushku ayaa ku heshiiyey Isniintii, in wax yar la dhimo wax soo saarka shidaalka, si wax looga qabto qiimaha shidaalka ee sabbaynaya iyo weliba cabsida la xidhiidha hoos u dhac dhaqaale. Dalalka soo saara shidaalka ayaa illaa 100,000 oo foosto ka … Continue reading OPEC iyo Ruushka oo hal arrin darteed ku heshiiyey inay yareeyaan wax soo saarka shidaalka